| walalayaa waaan idin salaamay, salaan ka dib hadii aad dooneyso adigo soomali ah in aad ogaato qofka block ku saaray, 1. soo fur tools 2. ka dooro option 3. guji privacy 4. laba bokis ayaa kuu soo bixi doono labadaa bokis ayaa kuu soo bixi doono qayta allow list ay ku qorantahay right clikck ku dul dheh cinwaanka aad u malaynayso in uu block ku saaray hadii ay active noqoto delete taas mecneheedu waa in uu qofkaasi block ku saaray. |
How to Tell if Someone Block You on MSN Messenger